Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca iyo Amniga

    September 24, 2026

    Shirweynaha Degmooyinka Koonfur Galbeed oo Sabtida ka Furmaya Baydhabo

    September 24, 2026

    DEG DEG: Khilaaf Siyaasadeed oo Soo Kala Dhexgalay Xukuumadda iyo Golaha Shacabka

    September 23, 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Trending
    • Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca iyo Amniga
    • Shirweynaha Degmooyinka Koonfur Galbeed oo Sabtida ka Furmaya Baydhabo
    • DEG DEG: Khilaaf Siyaasadeed oo Soo Kala Dhexgalay Xukuumadda iyo Golaha Shacabka
    • Wasaaradda Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha KGS Oo Bulshada Baydhabo Uga Digtay Khataraha Roobabka Iyo Fatahaadaha
    • Taliyihii Hore Ciidanka Birmadka Koonfur Galbeed Iyo Malaaqa Guud Ee Beesha Eelaay Oo Kulan Ku Yeeshay Muqdisho
    • DEG DEG: Wasaaradda Beeraha KGS oo ka hortimid warqad ka soo baxday Wasaaradda Beeraha Soomaaliya
    • Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka Oo Qaybgalay Kulunka Qaramada Midoobay iyo Ajandaha Miiska U Saaran
    • Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Jubaland oo Qaabilay Safiirka Sweden iyo Madax ka Tirsan UNICEF
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Nation Somali TvNation Somali Tv
    Demo
    • Home
    • wararka
    • local news
    • wareystyada
    • xulka
    • nation tv news
    • English news
    Nation Somali TvNation Somali Tv
    Home»Uncategorized»Taliyihii Hore Ciidanka Birmadka Koonfur Galbeed Iyo Malaaqa Guud Ee Beesha Eelaay Oo Kulan Ku Yeeshay Muqdisho
    Uncategorized

    Taliyihii Hore Ciidanka Birmadka Koonfur Galbeed Iyo Malaaqa Guud Ee Beesha Eelaay Oo Kulan Ku Yeeshay Muqdisho

    adminBy adminSeptember 22, 2026No Comments1 Views
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn WhatsApp Reddit Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Taliye Maxamed Xasan Sandheere ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan wada-tashi ah kula qaatay Malaaqa Guud ee Beesha Eelaay, Malaaq Sheekh Musdaf, Xildhibaanno ka tirsan Dowladda Koonfur Galbeed iyo xubno kale oo isugu jiray siyaasiyiin, waxgarad iyo saraakiil.
    Kulanka waxaa ka qeyb galay Xildhibaan Axmed Cali Nuur [AC], Xildhibaan Liibaan Midnimo, Malaaq Cabdi Naasir, Siyaasi Siidi Arlaadi iyo xubno kale oo ka tirsan Beesha Eelaay.Shirkan ayaa ahaa mid looga gol lahaa is-xogwareysi iyo wada-tashi ku saabsan xaaladda siyaasadeed iyo arrimaha ka taagan deegaanada Koonfur Galbeed, xilli Taliye Sandheere uu dhawaan soo gaaray magaalada Muqdisho.
    Kulanka oo ahaa mid albaabadu u xirnaayeen, muddo dheerna qaatay, ayaa sida ay Nation TV u sheegeen qaar ka mid ah xubnihii ka qeyb galay, waxaa lagu gorfeeyay arrimo muhiim ah oo la xiriira xaaladda Koonfur Galbeed. Waxaa sidoo kale la sheegay in kulanka la isku afgartay in la xoojiyo midnimada iyo wada-jirka Beesha Eelaay, iyadoo si wadajir ah looga shaqeynayo danaha guud iyo raadinta xuquuqda beesha kaga maqan dowlada federaalka iyo koonfur galbeed.

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Telegram Email
    admin
    • Website

    Related Posts

    Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca iyo Amniga

    September 24, 2026

    DEG DEG: Khilaaf Siyaasadeed oo Soo Kala Dhexgalay Xukuumadda iyo Golaha Shacabka

    September 23, 2026

    DEG DEG: Wasaaradda Beeraha KGS oo ka hortimid warqad ka soo baxday Wasaaradda Beeraha Soomaaliya

    September 22, 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Top Posts

    Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca iyo Amniga

    September 24, 20266

    Xildhibaaano si adag u cambaareeyay xayiraada uu Lafta gareen saaray Buurhakaba.

    February 15, 20266

    Wasaaradda Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha KGS Oo Bulshada Baydhabo Uga Digtay Khataraha Roobabka Iyo Fatahaadaha

    September 23, 20264

    Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Jubaland oo Qaabilay Safiirka Sweden iyo Madax ka Tirsan UNICEF

    September 22, 20264
    Don't Miss
    local news

    Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca iyo Amniga

    By Nation TvSeptember 24, 20266

    Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare…

    Shirweynaha Degmooyinka Koonfur Galbeed oo Sabtida ka Furmaya Baydhabo

    September 24, 2026

    DEG DEG: Khilaaf Siyaasadeed oo Soo Kala Dhexgalay Xukuumadda iyo Golaha Shacabka

    September 23, 2026

    Wasaaradda Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha KGS Oo Bulshada Baydhabo Uga Digtay Khataraha Roobabka Iyo Fatahaadaha

    September 23, 2026
    Stay In Touch
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    Demo
    About Us
    About Us

    Nation Somali Tv, waa warbaahin caalami ah oo ka shaqeesa arimaha bulshada Siyaasada falaqeynta Dhacdooyinka wareysyada iyo wararka sugan.

    Email Us: info@nationsomalitv.com
    Contact: +252615528029

    Facebook X (Twitter) Pinterest YouTube WhatsApp
    Our Picks

    Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca iyo Amniga

    September 24, 2026

    Shirweynaha Degmooyinka Koonfur Galbeed oo Sabtida ka Furmaya Baydhabo

    September 24, 2026

    DEG DEG: Khilaaf Siyaasadeed oo Soo Kala Dhexgalay Xukuumadda iyo Golaha Shacabka

    September 23, 2026
    Most Popular

    Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca iyo Amniga

    September 24, 20266

    Xildhibaaano si adag u cambaareeyay xayiraada uu Lafta gareen saaray Buurhakaba.

    February 15, 20266

    Wasaaradda Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha KGS Oo Bulshada Baydhabo Uga Digtay Khataraha Roobabka Iyo Fatahaadaha

    September 23, 20264
    © 2026 Nationsomalitv.com. Designed by SAAFITECH.
    • Home
    • wararka
    • wareystyada
    • local news
    • nation tv news
    • xulka

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.