Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca iyo Amniga

    September 24, 2026

    Shirweynaha Degmooyinka Koonfur Galbeed oo Sabtida ka Furmaya Baydhabo

    September 24, 2026

    DEG DEG: Khilaaf Siyaasadeed oo Soo Kala Dhexgalay Xukuumadda iyo Golaha Shacabka

    September 23, 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Trending
    • Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca iyo Amniga
    • Shirweynaha Degmooyinka Koonfur Galbeed oo Sabtida ka Furmaya Baydhabo
    • DEG DEG: Khilaaf Siyaasadeed oo Soo Kala Dhexgalay Xukuumadda iyo Golaha Shacabka
    • Wasaaradda Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha KGS Oo Bulshada Baydhabo Uga Digtay Khataraha Roobabka Iyo Fatahaadaha
    • Taliyihii Hore Ciidanka Birmadka Koonfur Galbeed Iyo Malaaqa Guud Ee Beesha Eelaay Oo Kulan Ku Yeeshay Muqdisho
    • DEG DEG: Wasaaradda Beeraha KGS oo ka hortimid warqad ka soo baxday Wasaaradda Beeraha Soomaaliya
    • Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka Oo Qaybgalay Kulunka Qaramada Midoobay iyo Ajandaha Miiska U Saaran
    • Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Jubaland oo Qaabilay Safiirka Sweden iyo Madax ka Tirsan UNICEF
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Nation Somali TvNation Somali Tv
    Demo
    • Home
    • wararka
    • local news
    • wareystyada
    • xulka
    • nation tv news
    • English news
    Nation Somali TvNation Somali Tv
    Home»local news»Shirweynaha Degmooyinka Koonfur Galbeed oo Sabtida ka Furmaya Baydhabo
    local news

    Shirweynaha Degmooyinka Koonfur Galbeed oo Sabtida ka Furmaya Baydhabo

    Nation TvBy Nation TvSeptember 24, 2026No Comments3 Views
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn WhatsApp Reddit Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Shir ay isugu imaanayaan guddoomiyeyaasha gobollada iyo degmooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Sabtida ka furmaya magaalada Baydhabo, xarunta gobolka Bay, iyadoo hoggaanka Koonfur Galbeed uu wada dadaallo lagu xoojinayo wada-shaqeynta maamullada iyo mideynta bulshada iyo siyaasiyiinta maamulka.
    Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, ayaa Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed faray inuu isugu yeero dhammaan guddoomiyeyaasha gobollada iyo degmooyinka maamulka. Sida ay ogaatay Nation TV, shirka ayaa diiradda lagu saari doonaa xaaladaha ka jira Koonfur Galbeed, caqabadaha maamulka iyo bulshada, iyo sidii loo yeelan lahaa ajandayaal wax-ku-ool ah oo lagu mideeyo dadaallada horumarineed iyo kuwa amni.
    Dhanka kale, maanta magaalada Baydhabo waxaa gaaray wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Gobolka Bakool, Maxamed Axmed Maxamed, waxaana qeyb ka ah maamullada degmooyinka Xuddur, Rabdhuure iyo Tiyeeglow.
    Kulankan ayaa noqonaya markii ugu horreysay tan iyo markii la doortay Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, oo ay si wadajir ah u kulmaan Guddoomiyeyaasha gobollada iyo degmooyinka Koonfur Galbeed, iyadoo la filayo in shirka laga soo saaro ajandayaal lagu xoojinayo wada-shaqeynta maamulka, amniga iyo adeegyada bulshada https://www.facebook.com/share/v/19LZxoRC9Q/

    https://www.facebook.com/share/v/19LZxoRC9Q/
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Telegram Email
    Nation Tv

    Related Posts

    Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca iyo Amniga

    September 24, 2026

    DEG DEG: Khilaaf Siyaasadeed oo Soo Kala Dhexgalay Xukuumadda iyo Golaha Shacabka

    September 23, 2026

    Wasaaradda Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha KGS Oo Bulshada Baydhabo Uga Digtay Khataraha Roobabka Iyo Fatahaadaha

    September 23, 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Top Posts

    Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca iyo Amniga

    September 24, 20266

    Xildhibaaano si adag u cambaareeyay xayiraada uu Lafta gareen saaray Buurhakaba.

    February 15, 20266

    Wasaaradda Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha KGS Oo Bulshada Baydhabo Uga Digtay Khataraha Roobabka Iyo Fatahaadaha

    September 23, 20264

    Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Jubaland oo Qaabilay Safiirka Sweden iyo Madax ka Tirsan UNICEF

    September 22, 20264
    Don't Miss
    local news

    Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca iyo Amniga

    By Nation TvSeptember 24, 20266

    Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare…

    Shirweynaha Degmooyinka Koonfur Galbeed oo Sabtida ka Furmaya Baydhabo

    September 24, 2026

    DEG DEG: Khilaaf Siyaasadeed oo Soo Kala Dhexgalay Xukuumadda iyo Golaha Shacabka

    September 23, 2026

    Wasaaradda Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha KGS Oo Bulshada Baydhabo Uga Digtay Khataraha Roobabka Iyo Fatahaadaha

    September 23, 2026
    Stay In Touch
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    Demo
    About Us
    About Us

    Nation Somali Tv, waa warbaahin caalami ah oo ka shaqeesa arimaha bulshada Siyaasada falaqeynta Dhacdooyinka wareysyada iyo wararka sugan.

    Email Us: info@nationsomalitv.com
    Contact: +252615528029

    Facebook X (Twitter) Pinterest YouTube WhatsApp
    Our Picks

    Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca iyo Amniga

    September 24, 2026

    Shirweynaha Degmooyinka Koonfur Galbeed oo Sabtida ka Furmaya Baydhabo

    September 24, 2026

    DEG DEG: Khilaaf Siyaasadeed oo Soo Kala Dhexgalay Xukuumadda iyo Golaha Shacabka

    September 23, 2026
    Most Popular

    Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca iyo Amniga

    September 24, 20266

    Xildhibaaano si adag u cambaareeyay xayiraada uu Lafta gareen saaray Buurhakaba.

    February 15, 20266

    Wasaaradda Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha KGS Oo Bulshada Baydhabo Uga Digtay Khataraha Roobabka Iyo Fatahaadaha

    September 23, 20264
    © 2026 Nationsomalitv.com. Designed by SAAFITECH.
    • Home
    • wararka
    • wareystyada
    • local news
    • nation tv news
    • xulka

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.