Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca iyo Amniga

    September 24, 2026

    Shirweynaha Degmooyinka Koonfur Galbeed oo Sabtida ka Furmaya Baydhabo

    September 24, 2026

    DEG DEG: Khilaaf Siyaasadeed oo Soo Kala Dhexgalay Xukuumadda iyo Golaha Shacabka

    September 23, 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Trending
    • Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca iyo Amniga
    • Shirweynaha Degmooyinka Koonfur Galbeed oo Sabtida ka Furmaya Baydhabo
    • DEG DEG: Khilaaf Siyaasadeed oo Soo Kala Dhexgalay Xukuumadda iyo Golaha Shacabka
    • Wasaaradda Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha KGS Oo Bulshada Baydhabo Uga Digtay Khataraha Roobabka Iyo Fatahaadaha
    • Taliyihii Hore Ciidanka Birmadka Koonfur Galbeed Iyo Malaaqa Guud Ee Beesha Eelaay Oo Kulan Ku Yeeshay Muqdisho
    • DEG DEG: Wasaaradda Beeraha KGS oo ka hortimid warqad ka soo baxday Wasaaradda Beeraha Soomaaliya
    • Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka Oo Qaybgalay Kulunka Qaramada Midoobay iyo Ajandaha Miiska U Saaran
    • Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Jubaland oo Qaabilay Safiirka Sweden iyo Madax ka Tirsan UNICEF
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Nation Somali TvNation Somali Tv
    Demo
    • Home
    • wararka
    • local news
    • wareystyada
    • xulka
    • nation tv news
    • English news
    Nation Somali TvNation Somali Tv
    Home»local news»DEG DEG: Khilaaf Siyaasadeed oo Soo Kala Dhexgalay Xukuumadda iyo Golaha Shacabka
    local news

    DEG DEG: Khilaaf Siyaasadeed oo Soo Kala Dhexgalay Xukuumadda iyo Golaha Shacabka

    adminBy adminSeptember 23, 2026Updated:September 24, 2026No Comments1 Views
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn WhatsApp Reddit Tumblr Email
    Why
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Khilaaf siyaasadeed oo u dhexeeya hay’adaha dowladda federaalka ayaa soo shaac baxay, kaddib markii Golaha Shacabka uu maanta ka hor yimid go’aan kasoo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xamsa Cabdi Barre oo ku saabsanaa dib-u-habaynta iyo habka loo buuxinayo xilalka Agaasime-waaxeedyada wasaaradaha iyo hay’adaha dowladda.
    Xildhibaannada Golaha Shacabka oo kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa laalay go’aankaasi, iyagoo ku tilmaamay mid aan waafaqsanayn sharciga, sida lagu soo warramay. Go’aanka Golaha ayaa yimid maalmo kaddib markii Ra’iisul Wasaare Xamsa uu faray wasaaradaha iyo hay’adaha dowladda in xilalka Agaasime-waaxeedyada lagu buuxiyo hannaan tartan furan oo lagu saleeyo karti, aqoon, khibrad iyo mudnaan.
    Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale faray Guddiga Shaqaalaha Rayidka Dowladda in 20-ka Sebtembar la bilaabo wejiga koowaad ee dib-u-habaynta Agaasime-waaxeedyada, isagoo ku sababeeyay in xilalkani ay door muhiim ah ku leeyihiin maamulka iyo hirgelinta siyaasadaha dowladda. Tallaabada Golaha Shacabka ayaa dhalisay dood siyaasadeed oo ku saabsan awoodaha Xukuumadda iyo Baarlamaanka, iyadoo indhaha lagu hayo sida ay labada dhinac uga falcelin doonaan go’aanka maanta iyo halka uu ku dambeyn doono is-mariwaaga soo baxay.

    Why
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Telegram Email
    admin
    • Website

    Related Posts

    Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca iyo Amniga

    September 24, 2026

    Shirweynaha Degmooyinka Koonfur Galbeed oo Sabtida ka Furmaya Baydhabo

    September 24, 2026

    Wasaaradda Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha KGS Oo Bulshada Baydhabo Uga Digtay Khataraha Roobabka Iyo Fatahaadaha

    September 23, 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Top Posts

    Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca iyo Amniga

    September 24, 20266

    Xildhibaaano si adag u cambaareeyay xayiraada uu Lafta gareen saaray Buurhakaba.

    February 15, 20266

    Wasaaradda Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha KGS Oo Bulshada Baydhabo Uga Digtay Khataraha Roobabka Iyo Fatahaadaha

    September 23, 20264

    Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Jubaland oo Qaabilay Safiirka Sweden iyo Madax ka Tirsan UNICEF

    September 22, 20264
    Don't Miss
    local news

    Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca iyo Amniga

    By Nation TvSeptember 24, 20266

    Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare…

    Shirweynaha Degmooyinka Koonfur Galbeed oo Sabtida ka Furmaya Baydhabo

    September 24, 2026

    DEG DEG: Khilaaf Siyaasadeed oo Soo Kala Dhexgalay Xukuumadda iyo Golaha Shacabka

    September 23, 2026

    Wasaaradda Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha KGS Oo Bulshada Baydhabo Uga Digtay Khataraha Roobabka Iyo Fatahaadaha

    September 23, 2026
    Stay In Touch
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    Demo
    About Us
    About Us

    Nation Somali Tv, waa warbaahin caalami ah oo ka shaqeesa arimaha bulshada Siyaasada falaqeynta Dhacdooyinka wareysyada iyo wararka sugan.

    Email Us: info@nationsomalitv.com
    Contact: +252615528029

    Facebook X (Twitter) Pinterest YouTube WhatsApp
    Our Picks

    Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca iyo Amniga

    September 24, 2026

    Shirweynaha Degmooyinka Koonfur Galbeed oo Sabtida ka Furmaya Baydhabo

    September 24, 2026

    DEG DEG: Khilaaf Siyaasadeed oo Soo Kala Dhexgalay Xukuumadda iyo Golaha Shacabka

    September 23, 2026
    Most Popular

    Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca iyo Amniga

    September 24, 20266

    Xildhibaaano si adag u cambaareeyay xayiraada uu Lafta gareen saaray Buurhakaba.

    February 15, 20266

    Wasaaradda Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha KGS Oo Bulshada Baydhabo Uga Digtay Khataraha Roobabka Iyo Fatahaadaha

    September 23, 20264
    © 2026 Nationsomalitv.com. Designed by SAAFITECH.
    • Home
    • wararka
    • wareystyada
    • local news
    • nation tv news
    • xulka

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.