Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca iyo Amniga

    September 24, 2026

    Shirweynaha Degmooyinka Koonfur Galbeed oo Sabtida ka Furmaya Baydhabo

    September 24, 2026

    DEG DEG: Khilaaf Siyaasadeed oo Soo Kala Dhexgalay Xukuumadda iyo Golaha Shacabka

    September 23, 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Trending
    • Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca iyo Amniga
    • Shirweynaha Degmooyinka Koonfur Galbeed oo Sabtida ka Furmaya Baydhabo
    • DEG DEG: Khilaaf Siyaasadeed oo Soo Kala Dhexgalay Xukuumadda iyo Golaha Shacabka
    • Wasaaradda Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha KGS Oo Bulshada Baydhabo Uga Digtay Khataraha Roobabka Iyo Fatahaadaha
    • Taliyihii Hore Ciidanka Birmadka Koonfur Galbeed Iyo Malaaqa Guud Ee Beesha Eelaay Oo Kulan Ku Yeeshay Muqdisho
    • DEG DEG: Wasaaradda Beeraha KGS oo ka hortimid warqad ka soo baxday Wasaaradda Beeraha Soomaaliya
    • Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka Oo Qaybgalay Kulunka Qaramada Midoobay iyo Ajandaha Miiska U Saaran
    • Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Jubaland oo Qaabilay Safiirka Sweden iyo Madax ka Tirsan UNICEF
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Nation Somali TvNation Somali Tv
    Demo
    • Home
    • wararka
    • local news
    • wareystyada
    • xulka
    • nation tv news
    • English news
    Nation Somali TvNation Somali Tv
    Home»Uncategorized»DEG DEG: Wasaaradda Beeraha KGS oo ka hortimid warqad ka soo baxday Wasaaradda Beeraha Soomaaliya
    Uncategorized

    DEG DEG: Wasaaradda Beeraha KGS oo ka hortimid warqad ka soo baxday Wasaaradda Beeraha Soomaaliya

    adminBy adminSeptember 22, 2026No Comments3 Views
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn WhatsApp Reddit Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka hortimid warqad ay sheegtay inay ka soo baxday Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, taas oo la xiriirtay hantida Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Koonfur Galbeed ee ku taalla Gobolka Shabeellaha Hoose.
    Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Koonfur Galbeed, Zakariye Fante, ayaa sheegay in tallaabada Wasaaradda Federaalka aysan waafaqsanayn nidaamka federaalka iyo awoodaha hay’adaha dowlad-goboleedyada.Waxa uu sheegay in Koonfur Galbeed ay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ay wakiil ugu tahay deegaanada Konfur galbeed.
    “Dalku waa federaal, Dowladda Koonfur Galbeed waxaa u wakiil ah Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka KGS oo aan anigu Wasiir Ku-xigeenkeeda ahay. Fadlan ixtiraam nidaamka dowladnimada Maxamed A. Hayir Maareeye” ayuu yiri Wasiir zakariye
    Wasiir Ku-xigeenka ayaa sidoo kale Wasaaradda Federaalka ka dalbaday inay tixgeliso nidaamka dowladnimo ee dalka, isagoo sheegay inaysan jirin sharci uu sheegay in warqadda laysan ku saleeysaneeyn sharci. Xiisaddan ayaa kusoo aadeysa xilli ay weli taagan yihiin doodaha ku saabsan awoodaha Dowladda Federaalka iyo dowlad-goboleedyada.

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Telegram Email
    admin
    • Website

    Related Posts

    Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca iyo Amniga

    September 24, 2026

    DEG DEG: Khilaaf Siyaasadeed oo Soo Kala Dhexgalay Xukuumadda iyo Golaha Shacabka

    September 23, 2026

    Taliyihii Hore Ciidanka Birmadka Koonfur Galbeed Iyo Malaaqa Guud Ee Beesha Eelaay Oo Kulan Ku Yeeshay Muqdisho

    September 22, 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Top Posts

    Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca iyo Amniga

    September 24, 20266

    Xildhibaaano si adag u cambaareeyay xayiraada uu Lafta gareen saaray Buurhakaba.

    February 15, 20266

    Wasaaradda Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha KGS Oo Bulshada Baydhabo Uga Digtay Khataraha Roobabka Iyo Fatahaadaha

    September 23, 20264

    Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Jubaland oo Qaabilay Safiirka Sweden iyo Madax ka Tirsan UNICEF

    September 22, 20264
    Don't Miss
    local news

    Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca iyo Amniga

    By Nation TvSeptember 24, 20266

    Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare…

    Shirweynaha Degmooyinka Koonfur Galbeed oo Sabtida ka Furmaya Baydhabo

    September 24, 2026

    DEG DEG: Khilaaf Siyaasadeed oo Soo Kala Dhexgalay Xukuumadda iyo Golaha Shacabka

    September 23, 2026

    Wasaaradda Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha KGS Oo Bulshada Baydhabo Uga Digtay Khataraha Roobabka Iyo Fatahaadaha

    September 23, 2026
    Stay In Touch
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    Demo
    About Us
    About Us

    Nation Somali Tv, waa warbaahin caalami ah oo ka shaqeesa arimaha bulshada Siyaasada falaqeynta Dhacdooyinka wareysyada iyo wararka sugan.

    Email Us: info@nationsomalitv.com
    Contact: +252615528029

    Facebook X (Twitter) Pinterest YouTube WhatsApp
    Our Picks

    Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca iyo Amniga

    September 24, 2026

    Shirweynaha Degmooyinka Koonfur Galbeed oo Sabtida ka Furmaya Baydhabo

    September 24, 2026

    DEG DEG: Khilaaf Siyaasadeed oo Soo Kala Dhexgalay Xukuumadda iyo Golaha Shacabka

    September 23, 2026
    Most Popular

    Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca iyo Amniga

    September 24, 20266

    Xildhibaaano si adag u cambaareeyay xayiraada uu Lafta gareen saaray Buurhakaba.

    February 15, 20266

    Wasaaradda Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha KGS Oo Bulshada Baydhabo Uga Digtay Khataraha Roobabka Iyo Fatahaadaha

    September 23, 20264
    © 2026 Nationsomalitv.com. Designed by SAAFITECH.
    • Home
    • wararka
    • wareystyada
    • local news
    • nation tv news
    • xulka

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.