Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Xildhibaaano si adag u cambaareeyay xayiraada uu Lafta gareen saaray Buurhakaba.

    February 15, 2026

    Midowga Afrika oo si adag uga horyimid aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

    February 15, 2026

    Maxkamadda Sare ee CQS oo xukun ku riday rag ku lug lahaa dilal iyo qaraxyo ka dhacay Balad Xaawo

    February 15, 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Trending
    • Xildhibaaano si adag u cambaareeyay xayiraada uu Lafta gareen saaray Buurhakaba.
    • Midowga Afrika oo si adag uga horyimid aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland
    • Maxkamadda Sare ee CQS oo xukun ku riday rag ku lug lahaa dilal iyo qaraxyo ka dhacay Balad Xaawo
    • Wasiir Roobow Oo Ka Digay Arrin Muhiim Ah Oo Ku Saabsan Hajka
    • DEG DEG-Ciidanka Milliteriga ee Fadhigoodu yahay Baydhabo ayaa looga digey ku milmida Xiisadaha ka taagan Baydhabo
    • Diyaarad ku dhacday garoonka Muqdisho.
    • Xildhibaanada Muxaafadka ah oo maanta ka dooday wax ka badelka Dastuurka
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Nation Somali TvNation Somali Tv
    Demo
    • Home
    • wararka
    • local news
    • wareystyada
    • xulka
    • nation tv news
    • English news
    Nation Somali TvNation Somali Tv
    Home»local news»Midowga Afrika oo si adag uga horyimid aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland
    local news

    Midowga Afrika oo si adag uga horyimid aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

    adminBy adminFebruary 15, 2026No Comments1 Views
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn WhatsApp Reddit Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ururka Midowga Afrika ayaa markale adkeeyay sida ay uga soo horjeedaan xadgudubka Israa’iil ay kula kacday Soomaaliya.

    War-murtiyeedka Midowga Afrika ayaa si cad u cambaareeyay, una diiday aqoonsiga halka dhinac ah ee Israa’iil ay sheegtay in ay siisay Somaliland, Midowga Afrika ayaa mar kale adkeeyay mowqifkooda ku aaddan ilaalinta madax-bannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

    Shirka ayaa sidoo kale taageeray bayaankii uu 26-kii Diseembar 2025 soo saaray Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, kaas oo si cad u diiday tallaabo kasta ama hindise kasta oo lagu aqoonsanayo Somaliland.

    Hoggaamiyeyaasha Afrika ayaa carrabka ku adkeeyay in aqoonsi kasta oo hal-dhinac ahi uu ka hor imaanayo mabaadi’da aasaasiga ah ee Midowga Afrika iyo Axdiga Qaramada Midoobay, isla markaana uu halis gelin karo nabadda, xasilloonida iyo wadajirka Qaaradda Afrika.

    Golaha Midowga Afrika ayaa xusay muhiimadda ay leedahay ixtiraamka xuduudaha si caalami ah loo aqoonsan yahay iyo in khilaafaadka lagu xalliyo wada-hadal iyo hannaan sharci oo waafaqsan qawaaniinta qaaradda iyo kuwa caalamiga ah.

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Telegram Email
    admin
    • Website

    Related Posts

    Xildhibaaano si adag u cambaareeyay xayiraada uu Lafta gareen saaray Buurhakaba.

    February 15, 2026

    Maxkamadda Sare ee CQS oo xukun ku riday rag ku lug lahaa dilal iyo qaraxyo ka dhacay Balad Xaawo

    February 15, 2026

    Wasiir Roobow Oo Ka Digay Arrin Muhiim Ah Oo Ku Saabsan Hajka

    February 14, 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Top Posts

    Xildhibaanada Muxaafadka ah oo maanta ka dooday wax ka badelka Dastuurka

    February 9, 20263

    Xildhibaaano si adag u cambaareeyay xayiraada uu Lafta gareen saaray Buurhakaba.

    February 15, 20262

    Diyaarad ku dhacday garoonka Muqdisho.

    February 10, 20262

    Midowga Afrika oo si adag uga horyimid aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

    February 15, 20261
    Don't Miss
    local news

    Xildhibaaano si adag u cambaareeyay xayiraada uu Lafta gareen saaray Buurhakaba.

    By adminFebruary 15, 20262

    Saddexda xildhibaan ee kasoo jeeda degmada BuurHakaba ee ka tirsan BFS ayaa maanta soo saaray…

    Midowga Afrika oo si adag uga horyimid aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

    February 15, 2026

    Maxkamadda Sare ee CQS oo xukun ku riday rag ku lug lahaa dilal iyo qaraxyo ka dhacay Balad Xaawo

    February 15, 2026

    Wasiir Roobow Oo Ka Digay Arrin Muhiim Ah Oo Ku Saabsan Hajka

    February 14, 2026
    Stay In Touch
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    Demo
    About Us
    About Us

    Nation Somali Tv, waa warbaahin caalami ah oo ka shaqeesa arimaha bulshada Siyaasada falaqeynta Dhacdooyinka wareysyada iyo wararka sugan.

    Email Us: info@nationsomalitv.com
    Contact: +252615528029

    Facebook X (Twitter) Pinterest YouTube WhatsApp
    Our Picks

    Xildhibaaano si adag u cambaareeyay xayiraada uu Lafta gareen saaray Buurhakaba.

    February 15, 2026

    Midowga Afrika oo si adag uga horyimid aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

    February 15, 2026

    Maxkamadda Sare ee CQS oo xukun ku riday rag ku lug lahaa dilal iyo qaraxyo ka dhacay Balad Xaawo

    February 15, 2026
    Most Popular

    Xildhibaanada Muxaafadka ah oo maanta ka dooday wax ka badelka Dastuurka

    February 9, 20263

    Xildhibaaano si adag u cambaareeyay xayiraada uu Lafta gareen saaray Buurhakaba.

    February 15, 20262

    Diyaarad ku dhacday garoonka Muqdisho.

    February 10, 20262
    © 2026 Nationsomalitv.com. Designed by SAAFITECH.
    • Home
    • wararka
    • wareystyada
    • local news
    • nation tv news
    • xulka

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.